send link to app

waxkabaro app for iPhone and iPad


4.4 ( 7904 ratings )
Education
Developer: Mohamed Ahmed
Free
Current version: 1.0, last update: 4 years ago
First release : 31 Oct 2019
App size: 25.51 Mb

Baro Xirfad Dhaqan Dal ah Baro Adigo Gurigaga iyo Goobtaada Shaqo joogo.

Websiteka iyo applicationka waxkabaro waa aalad casri ah oo kuu fududeyneso in aad qaab online ah ku barato wax walbo aad jeceshahay.

Adiga iyo Caruurtada isku si ayaad wax oga baran kartaan oo kaliya waxaad ku bahantahay in internet iyo mobel ama computer heysato.

Koorsoyinka aad ka baran karto waxaa ka mid ah:

1) Luuqadaha Sida Englishka iyo carabiga oo qaab casriyesan lagu barayo.

2) Barashada Cilmiga Compputerka hadii aad tahay bilow ama qof mudo ku dhex jiray ba.

3) Xisaabadka Si fudud ayaad ku fahmi doonta maadada xisaabta.

4) Accountingka iyo Dhaqaalaha oo kuu fududeyn doono in aad si fudud shaqo oga hesho qeybaha kala duwan ee shirkadaha.

Si aad oga mid naqato Fadlan dajiso applicationka kadibna iska so diwan gali koorsada dooneyso.